1st February 2023  admin  Category :

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan \maamulka Puntland, Bulshada Maakhir ,Golaha wakiilada Puntland ,  qoyskii,  eheladii,   iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Maxamed Cali Guleed oo horay uga mid ahaa Baarlamaanka Puntland , lagana soo dooran jiray gobolka Sanaag

Marxuum  Maxamed Cali Guleed   , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii UU  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

ALLSANAAG.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*