23rd October 2024  admin  Category :

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan umadda Soomaaliyeed, Reer Maakhir,  qoyskii,  eheladii,  Caruurtii iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Marxuum Jaamac Axmed Cabdi Saalax, oo ka mid ahaa guurtida waxgaradka waayeelka magaalada Xingalool Iyo Guud ahaan Gobolka Sanaag.

Waxaan si gaar ah uga tacsiyadeenaynaa Qoysaska reer Cabdi Qaac iyo reer Axmed Cabdi Saalax

Marxuum  Jaamac Axmed Cabdi Saalax,   , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii UU  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

Image result for duaa for dead person in arabic

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*