![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2020/04/94484605_10219905204994988_7020867783323811840_n-624x416.jpg)
11th February 2025 admin Category :
Tacsi Iyo Baaq ka yimi Ugaas Xassan Ugaas Yaasiin.
( Tacsi )
Ugaas Xassan, Ugaas Yaasiin, Ugaas Abdirixmaan, Oo kamid ah Isimadda Puntland Ee Soomaaliyeed, ayaa marka hore Tacsi u dirayaa Shacabka Puntland gaar ahaan Shacabka Qardho, Ugaaska ayaa Tacsi gaar ah u diray Ehelada ay lasoo gudboonaatay Geerida Iyo Shacabka ku waayay Hantidoodi Fatahaadii Xalay ka dhacday Magaalada Qardho.
( Baaq )
Ugaas Xassan, Ugaas Yaasiin, ayaa Baaq Deg Deg ah u diraya Shacabka Puntland, Isagoo ka Codsaday in Gurmad lala soo gaaro Shacabka Magaalada Qardho.
Mahad-celin:
Ugaas Xassan, Ugaas Yaasiin, ayaa u Mahad-ceshay Madaxweynaha Puntland, Oo isla Saakaba Qardho u Boqoolay si Kor loogu qaado Taageerada Gurmadka loona loo Maareeyo Gurmadka Qardho ku Wajahan
Maansha Allah Ugaas Hassan Ugaas Yaasiin Jazaaka Allah