8th September 2024  admin  Category :

Bahda ALLSANAAG waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Dr. Maxamuud Cabdi Nuur oo maanta ku geeriyooday magaalada Virginia ee dalka Maraykanka.

Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir iy Iimaan  uuka siiyo Aamiin Aamiin.

ALLSANAAG.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*