26th July 2024  admin  Category :

Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii, eheladii, iyo carruurtii uu  ka geeriyooday Allahha u naxariistee marxuum Cabdullaahi Cabdi Saalax Beerdhige oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*