
3rd March 2025 admin Category :
Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii, eheladii, iyo carruurtii uu ka geeriyooday Allahha u naxariistee marxuum Cabdullaahi Cabdi Saalax Beerdhige oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
