
28th February 2025 admin Category :
Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Cabdulaahi Caruuse oo caawa geeriyooday . Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir iy Iimaan uuka siiyo Aamiin Aamiin.
ALLSANAAG.COM