19th September 2024  admin  Category :

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan umadda Soomaaliyeed, Reer Maakhir,  qoyskii,  eheladii,  Caruurtii iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Caaqil Maxamed Warsame Ismaaciil Sinjibiil, oo ka mid ahaa guurtida waxgaradka waayeelka magaalada Buraan, asaasayaashii magaalada Mindigale Iyo Guud ahaan guurtida Gobolka Sanaag, oo maanta ku geeriyoodey Magaalada Habarshiro ee Gobolka Sanaag.

Marxuum  Caaqil Maxamed Warsame Ismaaciil Sinjibiil   , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii UU  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

Image result for duaa for dead person in arabic

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*