16th December 2025 admin Category :
Guddoomiyihii Gobolka Banaadir Injineer Ca/raxmaan Cumar (yariisoow) ayaa maanta lagu aasay magaalada Muqdisho kadib markii uu u geeriyooday dhaawicii ka soo gaaray qaraxii ka dhacay xarunta gobolka.