17th October 2024  admin  Category :

InaalilaahI wa inaa ilayhu raajucuun. Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Axmed Maxamed Cabdi Gaas ( Axmed yeyto) oo ku geeriyooday magaalada Bristol ee dalka UK.

Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir iy Iimaan  uuka siiyo Aamiin Aamiin.

Tacsidan mid la mid ah waxa diraya Qoyska reer Maxamed Xasan Bare

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*