26th July 2024  admin  Category :

Bahda Allsanaag waxay tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Waalidiintii Xaasaskii , Caruurtii uu dhlay iyo kuwii uu awoowaha u ahaa Qoyskii, eheladdii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Axmed Cali Ibarahim oo maanta ku geeriyooday magaalada Boosaaso ee xarunta  gobolka Bari.

Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir iyo Iimaan uuka siiyo Aamiin Aamiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*