
16th March 2025 admin Category :
Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Allah ha u naxariiste Maxamed Warsame Axmed (Gurey Warsame) , oo saaka ku geeriyooday magaalada Dhahar ee gobolka Hayland. Waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii uu ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah ka siiyo, Aammiin, Aammiin.