
25th February 2025 admin Category :
Bahda Allsanaag, waxay tasci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Abti Maxamed Cismaan Cali, oo ku geeriyooday dalka Masar . Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariisto Marxuumka Jano Fardawsana ka waraabiyo , Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir iy Iimaan uu ka siiyo Aamiin Aamiin.