7th September 2024  admin  Category :

Bahda ALLSANAAG waxay tacsi tiiraanyo leh u kala dirayaan Qoysaskii IYO QARAABADII ay ka kala geeriyoodeen Allah ha u Wada naxariistee DR Maxamuud Axmed Aadan (Jabane) oo Bosaso ku geeriyooday saaka iyo Hooyo Caasha Maxamed Xuseen oo maanta ku geeriyootay magaalada Ottawa ee Dalka Canada.

Waxaanu Marxuumiinta Allah uga baryayanaa inuu Janaddii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Qaraabadii iyo ehelkii ay ka tageena samir iyo iimaan uu ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

Tacasidan mid la mid ah waxa diraya Kayse Cali Seeraar iyo Maxamed Maxmuud Mazamed Biin (SHAATO)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*