21st September 2024  admin  Category :

Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said iyo Wafti uu hoggaaminayo oo isugu jira Xildhibaanno, Wasiiro iyo mas’uuliyiin kale ayaa Caawa booqasho, Salaan iyo Is-xogwaraysi ugu tagay Suldaan Muxamed Suldaan Cabdillaah, oo ka mid ah Isimadda Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*