26th April 2024  admin  Category :

Boqor Burhaan ayaa maanta ka hadlay ciidankii la geeyay magaalada Jigjiga, isagoona ugu baaqay maamulka hadda uu Ra’iisal Wasaaraha ka yahay Abi Ahmed uu ka dhabeeyo isbeddelka uu la yimid. Dhinaca kalle, Soomaalida ayuu ugu baaqay ineey isku duubnaadaan, dhulkoodana illaashadaan. Sidoo kalle, wuxuu sheegay ineeysan aheen wax la qaadan karro in shidaalka Soomaalida laga siiyo shan boqolkii oo ah buu yiri dulmi aad u weeyn.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*