19th May 2024  admin  Category :

Soomaaliya, waxay ka mid tahay dalal aan kharashka bixin oo xisaab lagu leeyahay, sidaas awgeedna aan loo ogolayn inay codeeyaan. Waa daawadayaal golaha fadhiya

Mooshin ka dhan ah Ruuska oo caawa loogu codeeyey Xarunta Qaramada midoobey ee New York, 140 dal waa u codeeyeen , 38 waa ka aamuseen halka ay shan diiday.Soomaaliya waa ka aamustay, sida muuqata dawladdaa Soomaaliya reer halbeedku waa kala danaysteen

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*