26th July 2024  admin  Category :

Soomaalida iyo booliska Toronto oo wada shaqeynaya

Qaar ka mid ah bulshada Soomaalida magaalada Toronto ee dalka Canada iyo booliska ayaa ka wada shaqeynaya sidii ay xogaha iskula wadaagi lahaayeen, si wax looga qabto dhibaatooyinka heysta bulshada gaar ahaan dhalinyarada

Arrintan ayaa kusoo beegantay xilli ay kordhayaan kulamada ay yeelanayaan booliska iyo Soomaalida Toronto.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*