19th September 2024  admin  Category :

Soomaali la la’aa muddo 2 bil ah oo laga helay dalka Maldives

Waxaa dhowaan dalka Maldives laga helay saddex kalluumaysato Soomaali ah kuwaasi oo muddo ka badan laba bilood ku jiray badda kadib markii ay doontii cillad ku timid.

Kalluumaysatadan oo xilligan ku sugan jasiiradda Maldives oo laga helay 22-kii bishii hore ayaa la doonayaa in lagu soo celiyo Soomaaliya, sida uu VOA u sheegay mas’uul ka tirsan wasaaradda kalluumaysiga.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*