18th April 2024  admin  Category :

Shahaado sharaf ayuu ku helay inuu diiday Calanka Soomaaliyeed uu huwado, maantana shirkadaha ugu waaweyn ee SNM ee dhamaan xarumo ku leh gobolada Soomaaliya ayuu xayeesiinayaa.

Waa nasiib daro haddii ay Soomaali oo dhami wada noqdaan Bulshadda Koonfurta Soomaaliya oo had iyo jeer Siyaasiyiinta Isaaqu sida Waraabe iyo Halgan ay aflagaadeeyaan iyaguna amaan ku hurgufa .

Sometel, waxay xarumo ku leedahay dhamaan gobolada Soomaaliya oo ay malaayiin ka sameeyaan, hase ahaatee waa ixtiraami waayeen Bulshaddii ay lacagta ka urursanayeen.

Markii horeba khalad ayeey ahayd in Anteenooyinka Sometel laga taago gobolada Sool iyo Sanaag oo qayb ka ah duulaanka SNM, oo marka jabhaddaasi soo gelayso gobolaadas laga gooyo khadka ay dadku wada xiriiraan

https://youtu.be/Wr3FX0L7XAE

One thought on “Sometel iyo SNM

  1. Jirac

    It’s time Somtel iyo Hormuud iyo inta la hal maala laga sifeyn lahaa Deegaanada Jubaland iyo puntland 99.9% dadkanaga waxaa laguu xasuuqay telephonadan it’s long overdue intaan is lahayn waxbay fahmayaan oo dadka shacabka ah lama dhibaateynayo sida la’ii sheegay odayadii loovgashtay shaatiga ALSHAYDAAN telephone baa loo soo diray ka bacdina masaajida lagu dhex dilay bal ila eega sow mahan in loo adeegsaday isir neceyb maxaa noo diidaya inaan antoonoyinkooda burburino kana mamnuucno deegamadayada iyakuba ma ogola kuwanaga inay ka shaqeeyaan ITS A LONG OVERDUE it’s 2021 time to fight back.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*