
6th December 2023 admin Category :
Kooxdii Muqdisho shirka Kismaayo waa diidan yihiin laakiin maamulka SNM dal madax banaan ayeey u aqoonsan yihiin. Hoos ka akahriso websitka beelaha Hawiye ay aadka u ahkahristaan oo maamulka SNM ku sheegaya dal madax banaan oo calan iyo Safaarad leh
Safaaradii Somaliland ee dalka Itoobiya oo dab la qabad siiyay.