Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

24th May 2025 admin
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Cali Jayte, ayaa taageeray ciidanka la keenay magaalada Baladweeyne. Hadaba, ciidanka la geeyay magaalada Baladweeyne ayaa waxaa siyaasad ka dhexdayey shaqsiyaad aan dalka iyo dadka dantooda ay kalla weeyn tahay, balse eeganaya dannahooda gaarka ah. Intooda badan …

24th May 2025 admin
Qoyskan ka soo jeeda Hindiya Jagdish Patel, 39 jir ah , Vaishailben Patel, 37 jir ah, iyo caruurtooda , Vihangi, 11 jir ah , iyo Dharkmik, 3, ayaa dhaxani ku dishay xadka u dhaxeeya Maraykanka iyo Canada. Qoyska ayaa doonayey …

24th May 2025 admin
M. Farmaajo iyo Federaalku waa ku saxsan yihiin inay Ciidan u diraan maamulka Hirshabelle. Maamulka Hirshabeelee oo Alshabaaku go’doomiyeen, iyaga oo afarta jihoba ka qabsaday, si xor ahna u jooga magaalooyinka waaweyn ee Maamulka Hirshabelle, oo maantoo ugu danbaysana ka …

24th May 2025 admin
Maamul Goboleedka Hargeeysa ayaa raadinaya in ay ka go’aan dalka Soomaaliya intiisa kale. Hase ahaatee, ma jiro hal dal oo xiisa badan u qaba goosashada beeshan. Hadaba, waxaa jira shaqsiyaad ka mid ah maamulka Hargeeysa oo leh “waxaa noogu wacan …