Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

24th May 2025  admin  

Faysal Axmed Maxamuud oo ku guulaystay Kursiga tirsigiisu Yahay Hop-149 ayaa ka hadlay dareenkiisaa …

24th May 2025  admin  

Cali Mahdi Cali Maxamed Qalato ayaa ku guulaystay Kursiga tirsigiisu Yahay Hop-169 oo ka mida 16 kursi ee lagu dooranaayo Magaalada Bosaaso, Kursigan ayaa horay waxa ugu fadhiyey Wasiir Jamaal Maxamed …

24th May 2025  admin  

Muuse axmed Ismaaciil ayaa ku guulaystay Kursiga tirsigiisu Yahay Hop-076 oo ka mida 16 kursi ee lagu dooranaayo Magaalada Bosaaso Bootaan, ayaa ahaa Xildhibaanka qura ee ka soo jeeda gobolada Sanaag iyo Hayland ee dib loo soo dooranayo …

24th May 2025  admin  

Ina Diyaano oo loogu abaal guday xasuuqii uu Boosaaso ka gaystay Kadib markii uu qiimeeyey xaaladda amni iyo dhaqan dhaqaale ee Magaalada Boosaaso.Kadib markii uu la tashaday Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland. Kadib markii uu la tashiyo la sameeyey Guddoomiyaha Golaha …