Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

23rd May 2025  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80aad faqradiisa 5aad. Markuu tixgeliyey: Baahida loo qabo dhammaystirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland. Markuu garawsaday: Shaqada baaxadda weyn leh ee shacabka Puntland ka sugayo xukuumadda. Marku la tashaday: Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda …

23rd May 2025  admin  

Xildhibaan Feysal Xasan oo ka tirsan baarlamaanka Ontario Xildhibaan: “Ma ahan in la tarxiilo Soomaalida Canada, waa arrin khaldan” Iyadoo dhowaan dowladda Canada ay sheegtay inay dalkeeda ay ka musaafurinayso dad Soomaali ah oo lagu eedeeyay inay ka been sheegeen …

23rd May 2025  admin  

Hoggaamiyeyaasha Muslimiinta Canada ayaa wada dadaallo lagu xaqiijinayo sidii wax looga qaban lahaa falalka la xiriira Islaam naceybka ee ka dhaca dalkaas, kadib markii la bartilmaameedsaday dad Muslimiin ah. …

23rd May 2025  admin  

Doodan waxa looga hadlayaa in beesha Daarood ayna mar danbe Soomaaliya madaxweyne ka noqon. Doodan beelaha Soomaaliyeed oo dhami waa ku dhan yihiin, waxa ka maqan oo qura waa beesha Daarood. …