Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

21st May 2025 admin
Maxaa ka jira in diyaarad ku duushay magaca Somali Airlines ay ka degtay Israa’iil? Warar lagu baahiyey baraha bulshada maanta ayaa sheegayey in diyaarad magaca Somali Airlines ay ku degtay garoonka Ben Gurion ee magaalada Tel Aviv ee dalka Israel …

21st May 2025 admin
DAAWO:Ciidanka Ammaanka Puntland ee PSF oo gurmad biyo ah gaadhsiiyey magaalada Badhan oo biyo la’aan baahsan ay ka taagan tahay. …

21st May 2025 admin
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibril ayaa Qado sharaf ugu sameeyay deegaan-dalxiiseedka Arlo Park ee duleedka Garoowe, Safiirka Dawladda Federalka Soomaaliya ee dalka Itoobiya Danjire Gen. Cabdullahi Axmed Ilka-jiir. Casumaada ayaa waxaa Guddoomiyaha kala qeyb-galay Xildhibaano ka …

21st May 2025 admin
gabadha Soomaliyeed ee dishay nin isku dayay inuu kufsado Warbaahinta dalalka carabta ayaa si wayn u hadal haysa gabadh Soomaaliyeed oo la sheegay in ay dishay nin isku dayay in uu kufsado. Gabadha ayaa la sheegay in ninkan ahaa darawal …