Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

21st May 2025 admin
Wafti uu hogaaminyo wasiirka wasaaradda waxbarashada Dawladda Puntland Cabdullahi Maxamed Xasan oo safar shaqo ku jooga degmada Badhan ayaa kormeeray goobaha waxbarashada degmada waxana ay kulamo la qaateen masuuliyiinta goobaha ay booqdeen. …

21st May 2025 admin
Adrian Carton de Wiart: Askarigii Ingiriiska ee loo taagwaayay ee ay ciidamadii Daraawishta ay isha ka tuureen Sir Adrian Carton de Wiart wuxuu lahaa hal-il, waxa uu ka soo dagaalamay saddex colaadood oo waaweyn lixdankii sano ee la soo dhaafay, …

21st May 2025 admin
Puntland oo xirtay rag u dhashay Yemen oo ka ganacsada tahriibka dhallinyarada Ciidamada Ammaanka Puntland ayaa xalay soo qabtay rag watay doon oo u dhashay dalka Yemen kuwaas oo ay sheegeen in ay ka tahriibin jireen xeebta Booasaso dhalinyaro intooda …

21st May 2025 admin
Lix caleemo-saar oo madaxweynayaasha Soomaaliya ah ayuu ka qayb galay intii uu xilka hayay. Sanadkii 2000 ayay ahayd markii ugu horreysay ee madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle uu ka qayb galo caleemo-saarka madaxda soomaalida. Xilligaas waxaa madaxweynaha Soomaaliya loo doortay Cabdiqaasim …