Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

20th May 2025 admin
Ra’isul wasaarayaashii hore ee Soomaaliya oo la kulmay Faysal Cali Waraabe . Fashilkii siyaasadeed ee ku dhacay siyaasiyiinta Majeerteen ee ahaa inay ku guul daraystaan hogaanka sare ee Soomaaliya, iyagoo Jaran jaro ka dhiganaya maamulka Puntland, ayaa in badan oo …

20th May 2025 admin
RW Xamze oo la kulmay Farmaajo iyo Sheekh Shariif. Ra’isul wasaaraha magcaaban ayaa caawa si gooni gooni ah ula kulmay madaxdii hore ee Soomaaliyeed, Rai’sul wasaaraha magcaaban Xamze Cabdi Bare, ayaa caawa Muqdisho kula kulmay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh …

20th May 2025 admin
9 sano kahor, Samson Mwongera waxa uu diyaariyay qabriyadii lagu kala aasi lahaa isaga iyo xaaskiisa, balse ugu dambeyn ayaa iilka la dhigay. Ninkan oo ku geeriyooday 77 sano ayaa howsha diyaarinta qabrigiisa guda galay isla markii uu howlab ka …

20th May 2025 admin
Wafti uu hoggaaminayo guddoomiyaha gobolka Haylaan Maxamed Faarax Aadan (Canjeex) oo uu ka mid yahay guddoomiye kuxigeenka gobolka Fu’aad Maxamed Muuse ayaa safar u kuurgelid ah ku tegey qaar kamida deegaannada hoos yimaadda gobolka Haylaan ee ay kajirto abaartu. iyo …