27th November 2022  admin  Category :

RW Xamze oo la kulmay Farmaajo iyo Sheekh Shariif.

Ra’isul wasaaraha magcaaban ayaa caawa si gooni gooni ah ula kulmay madaxdii hore ee Soomaaliyeed,

Rai’sul wasaaraha magcaaban Xamze Cabdi Bare, ayaa caawa Muqdisho kula kulmay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif , isaga oo ay la socdaan siyaasiyiin aad uga soo horjeeda madaxweynaha Puntland oo ka mid yahay Cali Xoosh

Sidoo kale Ra;isul wasaaraha magcaaban ayaa isla caawa la kulmay Mdaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ay weheliyaan Guddiga qaaraan gurka Guriga uu sheegay inuu u baahan yahay in Muqdisho looga dhisp.

Mar danbe Caawa waxa RW Xamze la kulmay Raisul wasaarihii hore Khayre

May be an image of 2 people, people standing, suit and outdoors

Lama garan karo siyaasad ahaan waxa ugu soo kordhaya kulanka Ra’isal wasaaraha iyo madaxdii hore, isaga oo hadda sugaya ansixinta Xildhibaanada oo intooda bada, doorashaddii dhowayd ay ka codeeyeen labadab hogaamiye

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*