Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

20th May 2025  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kulan wadatshi ah kula qaatay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed, ayaa uga warbixiyey mudnaanta uu siinayo adkeynta xiriirka dowladda iyo culimada, isagoo tilmaamay muhiimadda ay u leeyihiin la …

20th May 2025  admin  

Dowladda Soomaaliya ayaa garab istaag buuxa u muujisay dowladda Shiinaha madax bannaanideeda siyaasadeed iyo mid dhuleed, waxayna ku baaqday in loo hoggaansamo qaraaradii QM iyo Midowga Afrika. “Dowladda federaalka Soomaaliya waxay ku celineysa taageeradeeda xooggan ee ku aadan qarannimada, madax-banaanida …

20th May 2025  admin  

Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland Ilyas Cismaan Lugatoor “Waxaa halkaan ka cadeynayaa in Somaliland Deegaanada ay kusoo qaadeen Duullaan Ayna ka wadaan gardaro iyo hurinta colaado”. …

20th May 2025  admin  

Qaadka ka baxa Buuraha Calmadow, Sanaag Puntland …