Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

11th May 2025 admin
Dagaal culus oo ay ku dhinteen qaar ka mid ah saraakiisha Puntland ee ciidanka hoggaaminayey, qaarna ay ku dhaawacmeen ayaa maalintii shalay, xalay, ilaa maanta waxa uu ka dhacay Togga Jeceel oo ka tirsan buuraha Calmiskaad. Saraakiishii Dagaalka ku dhintay …

11th May 2025 admin
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda PuntlandH.E Abdirahman Khaliif Faarah ayaa la shiray Wasiirka ayaa guddiga qaxootiga iyo magalya-doonka ku adkeeyey inay nabadda kala shaqeeyaan laamaha Dawladda Puntland iyo inay iska qabtaan qofkii ay ka dareeman …

11th May 2025 admin
Sareeye Guuto Fuaad Warsame Seed ayaa ku dhaawacmay fariisinkii ugu muhiimsanaa ee ay argagaxisadu kaga sugnaayeen Calmiskaad. Taliyaha Guutada Gaarhaye ee Ciidanka Daraawiishta Puntland dhaawaciisu ma xuma , Qarax Miino Jalfis ah oo ay Cadowgu u dhigeen ayuu ka badbaadey, …

11th May 2025 admin
Jacaylkii Maryan u qaaday argagixisada iyo habeenkii ay Badhan seexatay. Maryan Cabdi Iskud, waxay ka soo jeedaa gobolka Bay, waxayna jacayl u qaaday mid ka mid ah argagixisada Alshabaab ee ku dhuumaalaysta buuraha Cal madow Jacaylkii ay Maryan uga timid …