Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

19th May 2025 admin
Wareysi: Guddoomiyaha Hiiraan oo faahfaahiyey howlgallada ka socda gobolka Warar dheeri ah ayaa kasoo baxaya qaraxyadii shaley ka dhacay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, kuwaasi oo gaarayey illaa saddex qarax. Ciidamada Midowga Afrika ee nabad ilaalinta ee ka socda dalka …

19th May 2025 admin
Afar ka mid ah hoggaamiyeyaashii ugu sarreeyay Al-Shabaab ee lagu dilay duqeymaha Maalmahan waxaa si weyn warbaahinta maxalliga ah iyo kuwa caalamiga ahba loogu hadal hayay dilka mid ka mid ah hoggaamiyeyaashii ugu sarreeyay ee Al-Shabaab oo ay shaacisay dowladda …

19th May 2025 admin
Xukuumada Xasan Culusoow oo dib usoo celisay Shirarkii Nairobi lagu qaban jiray ee bahdilka ku ahaa qaranimada soomaaliyeed. Wasiirka Maaliyadda oo Nairobi kula kulmay xubno ka socda saaxiibbada Caalamka ee Soomaaliya taageera Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr; Cilmi Maxamuud Nuur ayaa …

19th May 2025 admin
Xilalak aan sharciga iyo Dastuurka ahayn ee Farmaajo magcaabay, madaxweyne Culusowna uuna wax ka bedelin Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow, labo arimodba waa kaga duwan yahay Siyaasiyiinta kale ee Soomaaliyeed Marka kowaad, Maaha Waddani oo waa nin qabyaaladeed, sidaas awgeedna talaabo …