Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

19th May 2025  admin  

Wasiirka maaliyadda oo khud-bad ka jeediyay Shirka Wasiirada Maaliyadda Dalalka Carabta Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaaliya Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta khud-bad ka jeediyay Fadhiga 31-aad ee Wasiirada Maaliyadda Dadalka Jaamacadda Carabta oo sanadkaan lagu qabtay Wadanka …

19th May 2025  admin  

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane SSalah Jamaayaa maanta daah-furay shirwaynaha 1aad ee Hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed oo masuul ka ah dajinta siyaasadaha, dhaqangelinta sharciyadda iyo habraacyada lagu hubinayo badqabka iyo tayada caafimaad ee cuntooyinka iyo badeecadaha.…

19th May 2025  admin  

Wafdi uu hoggaaminayo agaasimaha waaxda Cashuuraha berriga ee wasaaradda maaliyadda Puntland oo ay weheliyaan masuuliyiin ka socda wasaaradda hawlaha guud iyo gaadiidka PL ayaa gaaray degmada Badhan waxayna kormereen xarumaha dawladda. …

19th May 2025  admin  

R/W Xamse Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wasiirada kalluumeysiga heer F iyo DG Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiradda Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda Heer Federaal iyo kan Dowladd Goballeedyada. Wasiiraddaan oo maalmihii la …