Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

18th May 2025  admin  

إِنَّا لِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُون Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Maxamed Cabdi Nuur , oo ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee dalka Itoobiya .  Waxaan Allah uga baryeynaa inuu …

18th May 2025  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa hoyga uu Muqdisho ka deganyahay Ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster. Kulanka waxaa looga hadlay Amniga, Doorashooyinka Goleyaasha deegaanka ee Puntland kusoo fool leh, dhaqaalaha iyo Mashaariicda horumarin, …

18th May 2025  admin  

War murtiyeed laga soo saaray Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo labadii maalmood ee la soo dhaafay u socday dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada. Shirkan oo ah kii afaraad ee Goluhu yeeshaan ayaa ka duwanaa shirarkii hore, maadaama qodobo xasaasi ah …

18th May 2025  admin  

W/Batroolka XFS oo digniin u dirsay shirkad shidaal ka baareesa Soomaaliland War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay wasaaradda si dhow ula socoto howl-galka sharci darrada ah ee la doonayo in Shidaalka …