Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

9th May 2025 admin
Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland oo gudaha u galay Taliskii ugu weynaa argagixisada Daacish, kaas oo ka kooban xafiisyo, hoolal shirar iyo gaadiid ay gubeen. …

9th May 2025 admin
Madaxweynaha Jubbaland Ahmed Mohamed Islam|Amniga&Siyaasada Dalka. …

9th May 2025 admin
Inaa Lilaahi wa Inaa Ilayhi Raajicuun. Waxaa San Diego ku geeriyooday Maxamed Xasaan. Maxamed, waxa uu ku barbaaray Dhagaxbuur. Dugsigi sare waxa u ku dhameeystay General Wingate Secondary School, Addis Ababa. Maxamed, waxa u ahaa wiilkii Soomaaliyeed ee ugu horeeye …

9th May 2025 admin
Itoobiya Iyo Maamulka KGS oo Kala Saxiixday Heshiis Difaac Madaxwayne @Laftagareen Ayaa Isu Diyaarinaya In U Qabto Doorasho Dadban Doorashada Maamulka KGS Ayaa Dhici Doonta April 2025 War Deg Deg Ah Itoobiya Iyo Maamulka KGS oo Kala Saxiixday Heshiis Difaac …