Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

17th May 2025 admin
Wasaaradda Qorsheynta oo u diyaar garoobeysa Diyaarinta Qorshaha Dayn Cafinta Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax Beenebeene ayaa maanta shir gudoomiyay shirka bilaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo …

17th May 2025 admin
Xildhibaanada Soomaaliya oo gurmad lacageed u diraya Yurub Maanta oo ha’yadda Qaxotiga soo saartay qoraal naxdin badan oo ay ku sheegayaan in maalin walba 1000 qof ay ka barakacaan gobolka Sool, oo ka gudbaan xadka si ay u gaaraan Itoobiya, …

17th May 2025 admin
QURBA JOOG IYO QARAN DUMAY MAXAA KALA HEESTA Qabqable dagaal ayaa muda dheer ku ahaa umada Soomaaliyeed carqalad oo gudo iyo dibadba khaatiyan laga istaagay. Maxaase kadanbeeyay? Quraan n kuqaraabte qabiil huwan ayaa iyana dadkii kaga yaabsaday oo illaa iyo …

17th May 2025 admin
Bulshada reer Sannaag waxa ay ahaan jireen bulsho taariikh wannaagsan kullahaa bulshada Soomaaliyeed oo la xisaabsado. Waxaad maanta maqlaysaa iyada oo laleeyahay waxaynu laheen Saldanad fac wayn, waa run, xiligaa ragii joogay waxay ahaayeen kuwo doorkoodii ka soobaxay, waxaase loobaahnaa …