Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

16th May 2025  admin  

Warbixin dagaalkii maanta ee Laascaanood, dilkii Faadumo Yuusuf iyo madaafiicdii lala dhacey Dowlada hoose ee degmada Laascaanood. …

16th May 2025  admin  

Xaaladda Laascaanood iyo doorashada Somaliland WASHINGTON — Mareykanka ayaa sheegay inuu aad uga walaacsan yahay rabshadaha ka socda Laascaanood, isaga oo ka digaya in colaadda sii socota ay kordhin doonto suurtagalnimada in kooxaha xagjirka ahi ay abuuraan xasillooni darro ballaaran oo …

16th May 2025  admin  

Urur Samaale ma yahay wax jira ? Haddaba waxaa arrintaas wax iska weeydiiyay Sagaar iyo Fooxa Halla Shito oo ah rag iyagu maskaxdooda maala. Sagaar : War ninyahoow Urur Samaale ama Irir Samaale xaggee naga soo galay magacaa, mase yahay qabiil …

16th May 2025  admin  

Madaxweynaha Jabuuti oo shaaciyay mowqifka ay dowladdiisu ka qabto Aqoonsiga Somaliland Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo wareysi siiyay wargeyska Jeune Afrique ee kasoo baxa dalka Faransiiska ayaa caddeeyay mowqifka ay dowladdiisu ka qabto aqoonsiga Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday Madaxbannaanida …