Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

16th May 2025  admin  

Taliye Xanaano oo lagu amaanay inuu culays badan ka dul qaaday gobolka Sool Ciidanka uu hogaamiyo Fuaad Warsame Seed, ayaa lagu amaanay inay culays badan ka dul qaadeen gobolka Sool oo ay aamusiyeen qoriga Kaaraha. Ciidankan ayaa maanta waxa dagaalka …

16th May 2025  admin  

Maamulka Khaatumo oo warsaxaafadeed ka soo saaray duulaanka SNM …

16th May 2025  admin  

Siyaasi horay u fashilmay, kana soo jeeda beesha madaxweynaha ayaa xil loo magcaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka SoomaaliyaXasan Culusoow ayaa maanta u magcaabay Maxamed Cabdi Waare ergayga gaarka ah ee u qaabilsan Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka ee goobaha dagaallada. Madaxweynaha …

16th May 2025  admin  

inta Badan Saraakiishii SNM oo noqday wax dhintay iyo wax dhaawac ah Saraakiishii hogaaminaysay jabhadda SNM ee sodonka Sano daadinaysay dhiiga shacabka aan hubaysnayn ee gobolada Sanaag iyo Sool ayaa hadda noqday kuwa dhintay, kuwa dhaawac ah iyo kuwo gacanta …