Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

15th May 2025 admin
Hoos ka daawo dagaalkii shalay lagu jebiyey jabhadda SNM ee uu hogaamiyo Gacan ku dhiigle Muuse Biixi UPDATE: The battle for Tuulo Samakaab ( 50 KM west of #Laascaanood) https://t.co/gogmkbfQEq pic.twitter.com/3UDeDwPOnT — Qalib Barud (@QalibBarud) May 19, 2023 Early …

15th May 2025 admin
Muuse Biixi iyo SNMta kale ayaa inta badan lagu yaqaanaa ineey maalin kasta la yimaadaan been cusub, jahwareerin iyo taariikhda oo aan runta laga sheegin. Hadaba, Muuse Biixi khudbadiisii maanta waxa ka mid ahaa in uu yiri: Baarlamaankii Soomaaliland ee …

15th May 2025 admin
Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Amiirka Dalka Qatar “SAWIRRO” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Dooxa ayaa Qasriga Madaxtooyada dalkaas kulan kula qaatay Amiirka Qatar Mudane Tamiim Binu Xamad …

15th May 2025 admin
Gudoomiyaha Baarlamaanka oo la kulmay Ergayga u qaabilsan beesha Isaaq Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Madaxweynaha JFS u Qaabilsan Arrimaha beesha Isaaq Cabdikariim Xuseen Guuleed. Ergeyga …