Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

15th May 2025  admin  

Caasimaddaha maamul goboleedyada iyo midda heer fedearal ayaa waxa ku soo kordhay reero ka sheeganaya dadkii kale caasimaddii lawadda lahaa. In badan waxaan maqalnay reer Muqdisho oo leh “Unnukaa iska leh Muqdisho” taas oo ah arrin aan u qalmin shacabka …

15th May 2025  admin  

Madaxda maamul Gobolleedka Puntland waxa ay booqdaan Gobolladda SANAAG iyo HAYLAND xilliga Dooraashaddu kaabiga kusoo hayso oo kaliya. BY: Axmed Xeef Booqashadaas ayaa ah labba xilli; marka kursiga loollankiisa lagu jiro iyo mudda xileedkii gabaabsi yahay, lana doonayo inuu bilowdo …

15th May 2025  admin  

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL, Mudane, Cabdirishiid Yuusuf Jibriil ayaa galabta Badhan-Sanaag ku soo dhaweeyey, Madaxweynaha DPL Siciid Cabdulaahi Deni iyo wefti uu hogaaminayo oo socdaal shaqo kusoo gaaray Gobolka. …

15th May 2025  admin  

Siyaasiyiintii horay ugu fashilmay hogaanka Puntland taageero ma ka haystaan Shacabka. Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Puntland Cabdirisaaq Axmed Saciid, oo ka soo jeeda beesha Warsangeli, xilkan wuxuu hayaa muddo gaaban oo aad u yar, wuxuuna ku guulaystay mid ka mid ah …