Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

18th May 2025  admin  

Gudoomiye ku xigeenka  Xisbiga Ucud ee  beesha Garxejis  Cali Khaliif Galayr,  ayaa  ololaha Xisbiga Ucud u tegay gobolka Awdal.   …

18th May 2025  admin  

Wafdi uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda shaqada, shaqaalaha, dhalinyaradda iyo ciyaaraha dawladda Puntland ayna ka mid yihiin hay’adda shaqaalaha rayidka ah, jaamacadda PSU iyo kooxda xiriirka mashruuca tayeynta shaqaalaha dowladda oo baryahaan safar shaqo ku marayey dalalka deriska ah ayaa maanta …

18th May 2025  admin  

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa magaalada London ee xarunta Dalka UK kulan kula qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee halkaasi ku dhaqan. https://youtu.be/EzKbNsJ3PGA…

18th May 2025  admin  

Dadqalkii Dhaaway Col. Cariish Oo Ku Geeriyooday Xaafadda baraxlay Iyo Labadii Dadqal ee La Socday oo Ay reer Galmudug gacanta Ku Dhigeen http://Dadqalkii Dhaaway Col Cariish Oo Ku Geeriyooday Xaafadda baraxlay Iyo Labadii Dadqal ee La Socday oo Ay reer …