Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

15th May 2025  admin  

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doorashooyinkii goleyaasha deegaanka ee shalay ka dhacay Puntland. Waxaa soo jeedinaysa Faadumo Yaasiin Jaamac. https://www.voasomali.com/a/7110409.html …

15th May 2025  admin  

Kooxda Al-Shabaab ayaa weerartay saldhig weyn oo ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ay ku leeyihiin degmada Buulomareer ee gobolka Shabeelada Hoose. Midowga Afrika iyo Dowladda Soomaaliya weli kama aysan hadlin weerarka, sida ay wax dhaceen iyo haddii ay jiraan wax …

15th May 2025  admin  

Wareysi: Sidee u dhacday doorashadii maanta ee Puntland Doorashooyinka golayaasha deegaanka ayaa maanta ka dhacay degmooyinka maamulka Puntland marka laga reebo saddex degmo oo doorashadooda la hakiyey Dadkii soo kormeeray doorashada waxaa ka mid ahaa Ismaaciil Cali Maxamed oo ka …

15th May 2025  admin  

Ergooyinkii Bulshada Caalamka ee Korjoogtada ka ahaa doorashadii maanta lagu qabtay Puntland, ayaa ugu hanbalyeey sida dimoqraafuyadda ah ee ay doorashadu u qabsadeen International observers in #PuntlandElections. #PLGE #Somalia. pic.twitter.com/hKFLbLUvpO — Mohamed Salh (@MohamedSelh) May 25, 2023 …