Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

15th May 2025  admin  

Siyaasiyiinta Koonfurta Soomaaliya oo wada dafiray Musuqmasaqii ceebta u keenay Soomaaliya Muxuu Wasiirka Ciyaaraha iyo Dhalinyaradda uu ka yiri natiijada tartankii orodada ee Soomaaliya Shiinaha ugu qeybgashay laacibada Nasra Abuukar oo kaalinta ugu danbeesa Tartankaasi ka gashay. “Arin aad u …

15th May 2025  admin  

Magaalada Laascaanood oo colaad ay ka taagnayd tan iyo dabayaaqadii sannadkii tagay ayaa maanta lagu doortay hoggaanka Dhexe ee maamulka loogu magac daray SSC Khaatumo. …

15th May 2025  admin  

Bangiga adduunka ayaa sheegay in Soomaaliya la siiyey kaalmo lacageed oo gaadhaysa illaa $75 million, taas oo ah deeqdii labaad ee la siiyo Soomaaliya, si ay gacan uga geysato koboca awoodda hay’adaha dawliga ah, sida lagu sheegay warsaxafaadeed ka soo …

15th May 2025  admin  

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in dalka Itoobiya ay tahay ineey hesho deked ay iyadu leedahay, sida ay ku helli kartaana ay tahay in la siiyo ama xoog ay ku raadsadaan. Hadalkan ayaa lagu micneeyay mid doqonimo weeyn …