Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

18th March 2025  admin  

Arintan hoos ku qoran mid la mid ah,  ayaa SNM hadda doonayaan  inay ka bilaabaan Maakhir. Shirqoolkan waxa loogu magac daray ” Siddi gobolka Sanaag looga saari lahaa dhulka  lagu muran sanay oo xoog iyo lacag waxay lahaayeen ku qabsan …

18th March 2025  admin  

Ciidamada Puntland oo soo geba-gebeeyey hawlgalkii ka dhanka ahaa Dadqalatooyinka War kasoo baxay taliska ciidanka Amniga Puntland ee (PSF) oo ay weheliyaan ciidamada Badda Puntland (PMPF) iyo ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa soo geba-gebeeyey hawlgallo dagaal oo ka dhan ah ururka …

18th March 2025  admin  

127 qof oo ay dhimashadoodu sababtay sawir ay iskaga  qaadayeen telofonada  baaritaan la sameeyey intii u dhaxaysay March 2014 iyo September 2016, 76 qof oo ka mid ah waxay ka soo jeedeen dalka Indiya. Todobaadkan  arday ku dabaal dagaysay   magaalada …

18th March 2025  admin  

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe Ku Qaabilay Safiirka China Ee Soomaliya. Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay tariikhdu tahay 16 Nov 2017 qasriga Madaxtooyada Garoowe kusoo dhoweeyey wefti uu hogaaminayo  danjiraha dalka Chine u fadhiga …