Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

14th May 2025 admin
Waa maxay sababta uu Madaxeyne Deni ugu guulaysan karaa doorashada Puntlad Degaanada Punland waxa ka socda ololaha doorasho ee lagu dooranayo madaxeynaha Puntlnd, taas oo la qabto shantii sanoba hal mar. Doorashda madaxweynaha Puntland ayaa intii Puntland jirtay waxa soo …

14th May 2025 admin
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ah Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 7-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS. Kulanka oo …

14th May 2025 admin
Ciidamada Mareykanka oo Badda Cas ku quusiyay doomo ay wateen Xuutiyiinta Yemen Ugu yaraan toban ka tirsan kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa Axadda maanta ah lagu dilay kuwa kalana waa lagu dhaawacay ka dib markii ciidamada badda Mareykanka ay doomoha kooxda …

14th May 2025 admin
Shirar badan ayaa dhexmaray beesha Isaaq iyo Hawiye, iyadoo kullamadoodii oo dhana lagu sheegay kuwa dhexmaraya Soomaaliya iyo Soomaaliland. Soomaaliya ma Hawiyaa matala, Soomaaliland beesha Isaaq? Cajiib! Isaaq iyo Hawiye heshiisyo kasta oo ay gaaraan waa kuwo qashin qubka lagu …