Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

14th May 2025 admin
Agoon Gurigooda la haysto oo ay u xoog sheegteen Siyaasiyiin Soomaaliyeed Caruur agoon ah oo aad u d’a yar, Uuna ka tegay taliyihii hore ee ciidanka Booiiska Soomaaliyeed ayaa Dheegay in Guryahoodii ay xoog kaga qaateen siyasiyiin Soomaaliyeed Agoontan aadka …

14th May 2025 admin
Muxuu Aqalka Cad ka yiri is-afgaradkii Itoobiya iyo SNM?? Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa u arka walaac amni qaran ah is-afgaradkii dhawaan dhexmaray Somaliland iyo Itoobiya, sidaas waxaa sheegay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Mareykanka Talaadadii. Laakiin khubaradu waxay su’aal galiyeen …

14th May 2025 admin
Midowga Afrika oo war-saxaafadeed kasoo saaray xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya ADDIS-ABABA — Golaha Amniga iyo Nabadda ee Midowga Afrika ayaa maanta shir ka yeeshay xiisadda ka dhex taagan dalalka Itoobiya iyo Soomaaliya. Golaha ayaa soo saaray war-saxafaadeed kadib kulankaasi, waxayna ku …

14th May 2025 admin
Maxey salka ku haysaa xiisadda ka dhex aloosan shirkadda Hormuud iyo NISA? Ciidamo hubeysan oo ka tirsan Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ayaa la geeyay xarumaha dhexe ee shirkadda isgaarsiinta Hormuud iyo Baanka Salaam kaddib markii ay soo baxday eedeymo midba mid …