Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

2nd April 2025  admin  

Fanaan Yamani ah oo kooxda Faysal Cali Waraabe Hargaysa ugu xiran Hargaysa , sababtoo ah Muqdisho ayuu ka heesay. …

2nd April 2025  admin  

Guddiga qaban-qaabada aaska wasiirkii Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jubbaland. Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay guddiga qaban-qaabada aaska wasiirkii Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jubbaland. Guddiga ayaa ka kooban 7 xubnood oo iskugu …

2nd April 2025  admin  

Soomaaliya oo guddoontay Deeqdii labaad ee agab caafimaad oo ay ku deeqday Shiinaha Soomaaliya waxa ay guddoontay shalay oo Khamiis ahayd (7 May) shixnaddii labaad oo ah kaalmo agab caafimaad oo ay ku deeqday Dowladda aanu saaxiibada nahay ee Jamhuuriyadda …

2nd April 2025  admin  

Cabdi Naasir Algore, oo ka mid ah waxgaradka iyo Odaaysha Soomaaliyeed ee aadka looga yaqaano guud ahaan Soomaaliya iyo Qurbaha ayaa maanta afur ugu sameeyey magaalada Muqdisho Jaaliyadda Soomaali Canadians ee ku sugan casimadda Soomaaliya. …