Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

31st March 2025 admin
Siyaasi, aqoonyahan; C/risaaq Maxamed Xaaji Cali (C/risaaq Shirwac) oo soo jeedinaya khudbadii sadexaad ee barnaamijka “Dhalinyarada iyo ka qayb-galka siyaasadda -muhiimadda, fursadaha iyo caqabdaha”.Dhegeysi wacan. …

31st March 2025 admin
Weriyaha CBS Weijia Jiang, oo AH Asian American ayaa TRUMP ku cunsiriyeey Aqalka Cad. Mar hore WEIJA: Waa maxay tartankan aad kula jirto bulshada Caalamka halka Maraykanku maalin walba ay dhimanayaan. TRUMP: Waxay ahayd inaad su’aashaa waydiiso Shiinaha WEIJA: Maxaad …

31st March 2025 admin
Jabuuti: 7 bil kahor ayaan bixinay lacagta gurmadka Beledweyne Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hab maqal iyo muqaal ah uga qeyb galay Shir Puntland ay ka codsatay Beesha Caalamka oo uu fududeeyay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya …

31st March 2025 admin
Xildhibaano sheegay in Farmaajo Isbaaro ugu dhigtay Muqdisho iyaga oo u socda tacsi Xildhibaanka aqalka sare Iftiin Xasan iimaan (Baasto) iyo Xildhibaan C/llahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa shir jaraa’id oo ay qabteen uga hadlay qaabkii uu u dhacay is hor …