Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

28th March 2025  admin  

Madaxwayne Axmed Maxamed Islaam oo daah furay gogosha dib u heshiisiinta iyo nabadeynta Jubbaland …

28th March 2025  admin  

Xaliimo Yarey oo Ku Dhawaaqi-doonto Xilliga Doorashada Soomaaliya May 27, 2020 Xaliimo Ismaaciil Ibraahim oo ah guddoomiyaha guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa lagu wadaa in ay ku dhawaaqdo xilliga doorashada guud ee Soomaaliya la galayo, waana dhammaadka bishan May …

28th March 2025  admin  

Wasiirku xigeenka wasaaradda warfaafinta dowladda Puntland Cabdisalaan Xaji Siciid oo kamid ah dadka laga helay cudurka COVID-19 ayaa bulshada la wadaagey xaaladdiisa caafimaad iyo sida uu ula tacaalayo cudurka.Wariyaheena Maxamed Rasaas ayuu u waramay. …

28th March 2025  admin  

360 mitir oo kamid ah dhismaha dekadda Garacad ayaa la dhamaystiray waxaana hadda la bilaabay dhismaha darbiga ay ku xirtaan maraakiibta iyo doonyaha waa wayn oo lagu dhamayn doono muddo saddex bilood ah …