Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

21st March 2025  admin  

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa markii ugu horeysay si faahfaahsan uga hadlay shakhsiyaad loo xiray musuq-maasuq kasoo billowday wasaaradda caafimaadka, balse ku baahay wasaarado kale. Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Suleymaan Maxamed Maxamuud  ayaa sheegay isagoo kaashanayo …

21st March 2025  admin  

Wasiirka amniga dawladda Puntland Cabdi Samad Maxamed Gallan ayaa ka qaybgalay shirka gudiga amniga Gobolka Bari oo lagu qabtay degmada Carmo waxaana laga soo saaray qodobo …

21st March 2025  admin  

Madaxwaynaha Dowlad goboleedka Jubbaland oo amar ku bixiyay in la xidho dhammaan masaajidda ku yaalla Jubbaland …

21st March 2025  admin  

Robabki ka da,ay qaybo ka mid ah gobolka Sanaag ayaa saameeyay Beeralayda Deeganka Midigale waxa uuna waxyeeleeyey Dalagyadi Beeraha iyo Qalabkodii …