Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

19th March 2025  admin  

Innaa Lillaahi Wa Innaa Illeyhi Raajicuun. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaca Dowladda iyo kan Shacabka Puntland, waxa uu ka tacsiyaynayaa Geerida Wasiirkii Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland Ismaaciil Diiriye Gama’diid oo goordhoweyd caabuqa …

19th March 2025  admin  

Madaxweyne deni oo caawa ku qabsaday Ina Cali Koore Afhayeenka Beelaha Isaaq Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, Siciid Cabdullahi Deni, ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya inay ku lug leedahay falal sababi kara dagaal ka dhaca gudaha jamhuuriyadda iskeed …

19th March 2025  admin  

AWOODAHA IYO MAS’UULIYADAHA MADAXWEYNAHA 1. Madaxweynuhu waa madaxa Dawladda (Head of State) iyo madaxa Golaha Fulinta. Madaxweynuhu waa astaanta midnimada dadka reer puntland. 2. Madaxweynuhu wuxuu ka mas’uul yahay difaaca diinta Islaamka, Dastuurka iyo Shuruucda dalka. 3. Madaxweynuhu waa Taliyaha …

19th March 2025  admin  

Suldan Siciid Suldan Cabdisalaan Suldan Maxamud Garaad Cali shire ayaa Hanplyo Diray Dhamaan umada Islaamka Meelkastoo Ay Aduun Weynaha Kajogaan Waxana Uyiri Hanplyo Illhy Ciidan Cideeda Cafimaad iyo Nabad Gelyo Haynaku Gaadhsiyo Amiin …